Axmed Madoobe oo la kulmay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta madaxtooyada Jubaland ku qaabilay Gudoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal FEIT, Muuse Geelle Yuusuf iyo xubno ka tirsan guddiga oo maanta soo gaaray Kismaayo. Guddiga heer Faderaal waxaa booqashada ay ugu yimaadeen Madaxweynaha ku wehlinayey Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubaland SEIT, waxa ayna Madaxweynaha kala hadleen doorashada Jubbalanad ka … Continue reading Axmed Madoobe oo la kulmay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka (Sawirro)